DEG DEG: Dagaal culus oo goor dhow dib uga qarxay Boosaaso iyo xabad joojintii oo burburtay

Dagaal culus ayaa wax yar ka hor 12:00am saq dhexe ee caawa mar kale ka qarxay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kaasoo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kuwa PSF. Dhawaqa rasaas culus iyo qaraxyo waaweyn ayaa ayaa laga maqlayaa bartamaha magaalada Boosaaso, iyadoo ay tahay xili habeenimo ah oo dadka intiisa badan ay hurdaan. Taliyaha … Continue reading DEG DEG: Dagaal culus oo goor dhow dib uga qarxay Boosaaso iyo xabad joojintii oo burburtay